Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Dagaal Culus oo U Dheexay Alshabaab iyo Galmudug...

WAR DEG DEG AH: Dagaal Culus oo U Dheexay Alshabaab iyo Galmudug oo Kasocda Gobalka Mudug

0

Dagaal Culus oo dhuxeeya Ciidanka Xogga Dalka Ee Danab iyo Ciidanka Darawishta Galmudug oo isku Garab iyo Kooxda  Alshabaab ayaa hada ka Socoda degaanka qeycad Ee Konfurta Gobolka Mudug,

Ciidanka oo weerar Culus ku Qaaday  Dhulka Howadka ah Ee qeycad oo in muddaa ay koxda Alshabaab  ku sugnayeen.

Dagaalka Oo Goordhow Bilowday ayaa La Sheegayaa inay Qayb ka Yihiin Diyaarada Maraykanka oo Dhanka Cirka Ka Duqaynaaya Alshabaab.

Ciidamadaan is Garabsanaaya Ayaa Maalmahaan Waday Howlgal Alshabaab looga Saaraayo Deeganada Qaycad iyo Baacdwayn oo Ay ku Wajahanyihiin.

 

Ad
Previous articleWaa sidee xaaladda magaalada Laascaanood maanta?
Next articleCiidamada Galmudug oo Gacanta Ku Dhigay Sarkaal Sare oo Ka Tirsan Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here