Home Wararka Somaliya Somaliland Dowlada Soomaaliya oo War kaso Saartay Xaalada Cakiran ee Laasocaanood iyo Puntland...

Dowlada Soomaaliya oo War kaso Saartay Xaalada Cakiran ee Laasocaanood iyo Puntland oo Ciidamo U Dirtay Magaladaas

0

War saxaafadeed caawa kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in ka xun tahay shaqaaqooyinka ka socda magaalada Laas Caanood ee Gobolka Sool.

Dowladda federaalka ayaa ku baaqday in si nabad ah loo maareeyo shaqaaqooyinka ka socda Laascaanood, iyadoo loo turayo shacabka degaankaasina laga dhowrsado in dhiig dambe halkaasi ku daato.

Sidoo kale Maamul goboleedka Puntland ayaa la sheegay in Ciidamo katirsan PSF ay u direen LaasCaanood, si Daraawiishta ay ugu gurmadaan oo looga difaaco Xasuuqa Muuse Biixi ku hayo dadka daggan Magaaladdaas.

Ad
Previous articleMidowga Yurub oo Somalia siinaya taageero maaliyadeed oo culus siinaysa ciidamada qaranka Soomaaliya
Next articleMadaxweyne Siciid Deni oo Qoraal xasaasi ah kasoo saaray xaalada magaalada Laascaanood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here