Home Wararka Maanta WAR DEG DEGAH: Diyaarad Siday Madax Iyo Dhacab oo ku Burburtay Garoonka...

WAR DEG DEGAH: Diyaarad Siday Madax Iyo Dhacab oo ku Burburtay Garoonka Muqdisho(Sawiro)

0

Diyaaradda Hala Airlines ayaa goordhow ku dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, diyaaradan ayaa waday rakaab ay ka soo qaaday Garowe, waxaana shilkaas ku dhaawacmay gabar yar.

Diyaaradda ayaa xawaaraheeda dhaaftay markii ay cagadhigatay Runwayga garoonka diyaaraddaha.

Wararka qaar ayaa sheegaya in diyaaradan shilka ku gashay garoonka aysan la socon Ra’iisul Wasaarayaashi hore ee Soomaaliya oo ka soo ambabaxay Garowe, iyagoo ka mid ah Siyaasiyiinta uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku martiqaaday shir wadatashi oo looga hadlayo heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran.

Ad
Previous articleCabdiwali Gaas iyo Cumar Cabdirashiid oo Ka Horyimid Qorshihi Deni Watay
Next articleShirkii Isimada Puntland oo Fashilmay iyo Cumar Cabdirashid oo Ka Hadlay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here