Home wararka Dalka Sawiro Magaalada Gaalkacyo Koobka Skuulada oo si habsami leh uga socda Garoonka...

Sawiro Magaalada Gaalkacyo Koobka Skuulada oo si habsami leh uga socda Garoonka Cabdulaahi Ciise..

0

Ciyaar Xiise leh oo Galabta Garoonka Cabdulaahi Ciise ku Dhaxmartay Dugsiyada Sare ee Alshacab iyo Mudug.

Ciyaar aad u xiisa badan ayaa galabta garoonka cabdulaahi ciise waxa ay ku dhaxmrtay dugsiyada sare Alshacab iyo Mudug.ee Gaalkacyo.kuwasi oo ka qeyb qaadanaya koobka dugsiyada sare.

Labada koox ayaa waxaa ay soo bandhigeen ciyaar aad u wanagsan oo ay aad u jeceleysteen dadki u soo daawasha tagay iyadoona sidoo kale ciyaarta Galabta uu daawanayay Duqa Dagmada Gaalkacyo Hirsi Barre iyo dhalinyaro kale oo ka socotay isdhaxgalka Gaalkacyo.

Ciyaarta ayaa waxaa ay ku dhamaatay 2-0 Kooxda Mudug ayaa laba gool dhalisay taas oo keentay in alshacab school uu koobka ka haray madama kulankii hore bareejo ay galay.

Koobkaani ayaa waxaa soo qaban qaabiyay dhalinyarada badbaadinta ciyaaraha Gobolka mudug.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here