Home wararka Dalka Kulan Lagu Taageerayo Safarkii Madaxweynaha Soomaaliya uu Ku Tegay Galmudug oo Beesha...

Kulan Lagu Taageerayo Safarkii Madaxweynaha Soomaaliya uu Ku Tegay Galmudug oo Beesha Habar gidir Muqdisho ay Ku Qabatay (Sawiro)

0

Xildhibaano Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda Beesha Habargidir oo Muqdisho ku qabtay kulan loogu mahadcelinayo Madaxweyne Farmaajo Booqashadii uu ku tagay deeganada Galmudug.

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ahaay Xildhibaanadii soo abaabulay kulankaasi aya uga mahadceliyay Madaxweynaha dhabar adeegi iyo dulqaadki Safarki dheeraa ee madaxweynaha ku soomaray deeganada dowlad goboleedka galmudug xildhibaan Fiqi aya yiri wa naga go’antahay inaan Hormarino dadka iyo deeganada aan matalno hadii aanahay xildhibaanada dowladda federaalka ee kasoojeeda Galmudug.

Waxa sidoo kale guul kutilmaamay odayaasha dhaqanka Safarki madaxweynaha ugana mahadceliyay Xildhibaanadi kuwehliyay Safarka madaxweynaha iyagoo ka codsaday in raisulwasaare xasan Cali kheyre isagana aay ka rajeynayaan in uu gaaro Galmudug mid lamida Safarki Madaxweynaha Soomaaliya.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here