Home wararka Dalka Gudoomiye Yariisoow oo dhagax Dhigay Xarunta Degmada Wadajir.

Gudoomiye Yariisoow oo dhagax Dhigay Xarunta Degmada Wadajir.

0

Gudoomiyaha G/Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Eng c/raxman Cumar Cusmaan Yariisaw, ayaa Maanta dhagax-dhig Xarunta Degmadda Wadajir oo bur bursanayd.

Waxaa Xarunta Si wadajir ah u dhagax dhigay Gudoomiyaha Gobalka Banaadir, iyo Gudoomiyaha Degmada Wadajir.

Xarunta degmada ayaa Bur bursaneed Waxaana Hada Qorshuhu yahay in dib Loo dayactiro Xarunta degmada.

Degmada Wadajir ayaa Horay Waxaa Uga Dhacay Qarax Loo adeegsaday Gaari caasi ah.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here