Home wararka Dalka Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir oo Maanta dhagax dhigaya Xarunta degmada Wadajir.

Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir oo Maanta dhagax dhigaya Xarunta degmada Wadajir.

0

Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir Midane Eng Yariisow ayaa Maanta dhagax dhigaya Xarunta Degmada Wadajir ee Gobalka Banaadir.

Xarunta Degmada wadajir ayaa Bur bursaned muddo Ka dib Qarax sanadkii Hore k dhacay Halkaas.

Waxaa La bedeli doonaa Dhismaha Xarunta degmada, oo Noqonaysa Shaqadii Ugu Horaysay uu qabto Gudoomiye Yariisoow ka dib Xilki uu la wareegay.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here