Home Wararka Maanta Raila Odinga oo Hanjabaad Culus u Diray Madaxweynaha Kenya

Raila Odinga oo Hanjabaad Culus u Diray Madaxweynaha Kenya

0

Hoggaamiyaha ugu sarreeya mucaaradka Kenya, Raila Odinga ayaa ku hanjabay in uu dib u billaabi doono mudaharaadyada ka dhanka ah dowladda haddii uu maamulka Madaxweyne William Ruto ku guul darreysto inuu wax ka qabto cabashooyinkiisa.

Mr Odinga ayaa Isniintii baajiyay dibadbaxyo laga cabsi qabay in ay rabshado dhaliyaan oo ay isu diyaarinayeen taageerayaashiisa.

Go’aanka baajinta mudaharaadyada ayaa ka dambeeyay markii uu Odinga aqbalay inuu wadahadallo la galo madaxweyne Ruto.

Hadal uu jeediyay Talaadadii ayuu ku sheegay in war saxaafadeed uu Madaxweyne Ruto soo saaray Axaddii, markaasoo uu Raysul Wsaarihii hore ugu baaqay inuu joojiyo mudaharaadka, uusan ku soo hadal qaadin dalabaadka ay sameeyeen mucaaradka.

Ad
Previous articleTrump Oo Diiday 34 Dacwad Oo Lagu Soo Oogay Lana Sii Daayay
Next articleIska hor’imaad booliska Israa’iil iyo Falastiiniyiin ku dhexmaray gudaha masjidka Al-Aqsa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here