Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoorqoor oo Wareegto ku Magacaabay Wasiiro cusub kuwa kalana Xilka Ka...

Madaxweyne Qoorqoor oo Wareegto ku Magacaabay Wasiiro cusub kuwa kalana Xilka Ka Qaaday

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay wasiirro cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirada maamulkiisa.

“Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay wasiirro cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada Dowladda Galmudug” ayaa lagu yiri qoraal caawa ka soo baxay madaxtooyada Galmudug

Hoos ka akhriso Magacyada Wasiirada Cusub.

Ad
Previous articleAxmed Madoobe oo caawa maamul cusub u magacaabay gobolka Gedo Xili la Go,doomiyay
Next articleWAR DEG DEG AH: Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug oo Laga Mamnuucay Fadhiyada baarlamaanka Mushaarkiina Laga Jartay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here