Home wararka Dalka Dhageyso Dowlada Somaliya oo sheegtay in ay diyaarineyso Qorshaha Amison ku baxeyso,,

Dhageyso Dowlada Somaliya oo sheegtay in ay diyaarineyso Qorshaha Amison ku baxeyso,,

3

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diyaarinayso qorshaha ciidamada AMISOM ay kaga baxayaan Gudaha Soomaaliya,islamarkaana guud ahaan Ammaanka Soomaaliya lagu wareejin lahaa ciidamada dowladda Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya loo xilsaaray in ay diyaariso qorshaha AMISOM ay ku wareejinayso guud ahaan meelaha ay kaga sugan yihiin Soomaaliya.

Waxaa uu sidoo kale xusay in ka hor ka bixidda AMISOM in ay muhiim tahay helidda Ciidan Soomaaliyeed oo diyaarsan kuwaasoo amniga dalka oo dhan la wareegi doona.

Halkan Hoose ka Dhageyso Wasiirka Arimaha Dibada

10 ku laabo mudug24 xiriir

3 COMMENTS

  1. AMISOM AMISSION WAA MASHRUUC SOMALIYA LAGU RAGAADINAYEY. WAX ABAALA UGUMA HAYNO KUWII DHAQAALAHA KUSIIN JIREY AMISOM JOOGITAANKA SOMALIYA. MOVE AMISOM

  2. AMISOM MISSION WAA MASHRUUC SOMALIYA LAGU RAGAADINAYEY. WAX ABAALA UGUMA HAYNO KUWII DHAQAALAHA KUSIIN JIREY AMISOM JOOGITAANKA SOMALIYA. MOVE AMISOM
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here