Home wararka Dalka Dhageyso Nabadoon yaasiin Cabdi Samad oo ka Hadlay Xiisada Tukaraq iyo Maamulka...

Dhageyso Nabadoon yaasiin Cabdi Samad oo ka Hadlay Xiisada Tukaraq iyo Maamulka Jeegaanta ee Halkaasi ka sameesmay..

0
SHARE

Nabadoon Yaasin C/Samed oo kamid ah waxgaradka gobolka Mudug ayaa ka hadlay Xaalada Colaadeed ee ka jirta deegaanka Tukaraq ee ay isku hor fadhiyaan  Puntland iyo Soomaaliland.

Nabadoon Yaasin ayaa sheegay inay magaalooyin badan oo kamid ah goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn xiligan ay ugu dhowdahay inay dib ula wareegto Puntland basle ay dawladu ka wali aysan Go,aankaasi qaadan.

Nabadoonka ayaa dhinaca kale wuxuu ka hadlay madaxweynaha Cusub ee Soomaaliland kaasoo uu sheegay inuu shacabka walaaha isku dirayo kuwaaso in kabadan 30 Sanno wadda degenaa.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Nabadoonka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here