Home Wararka Maanta Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay sababta Axmed Madoobe ay ugu taageertay magacaabista...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay sababta Axmed Madoobe ay ugu taageertay magacaabista maamulka Gedo

0

Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowladda federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ka hahdlayay mamaulka cusub ee dhawaan madaxweynaha Jubalnd Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) u magacaabay gobolka Gedo ayaa sheegay in maadaama gobolkaasi uu ka mid yahya Jubaland ay dowladdu ku saxantahay in ay ku tagaeerto jubaland mamaulka loo magacaabay.

Wuxuu sheegay in dalku uu yahay federal, ka wasiir ahaanna uu mowqifkiisu yahay midka dowladda,isagoo muujiyay in tillaabadaas sabab looga hor yimaado anae muuqan.

Wasiir Fiqi ayaa ka jawaabayay su’aal laga waydiyay khilaafka gobolka Gedo oo sii xoogeystay dhawaan kadib markii maamulka cusub loo magacaabay, kaas oo ay ka horyimaadeen siyaasiin ka soo jeeda gobolka

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheekh iyo Lloyd Austin oo ka wadahadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab
Next articleDowladda Soomaaliya oo ka hadashay war laga faafiyay agaasimaha hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here