Home puntland Akhriso Xildhibaanadii Ugu Badnaa Oo Mooshin Ka Keenay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed...

Akhriso Xildhibaanadii Ugu Badnaa Oo Mooshin Ka Keenay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe

1
SHARE

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulkaJubbaland ayaa ku dhiiray inay markii ugu horeysay mooshin ka keenaan Golaha Wasiirada uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Madoobe.

Mooshin ay ku saxiixan yihiin 32 xildhibaan ayaa loo gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland, waxayna ku eedeeyeen golaha wasiirada Axmed Madoobe karti iyo waxqabad la’aan dhinacyada kala duwan ee maamulkaasi.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA MOOSHINKA

1 COMMENT

  1. MUSHKULADA OO DHAMI WAXAY KASOCOTAA AXMED MADOOBE. OO AH NIN GUMAYSIGA XABASHIDA U SHAQEEYA EE ISAGA KISMAANYO HALAGA CAYRIYO?

    DHAQAN XUMADA ITOOBIYA NIN XANBAARSANI SOOMAALIYA MADAX KAMANOQONKARO?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here