Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ciro ayaa ka Jawaabay Hadal kasoo Yeedhay Muuse Biixe Kaas oo ku Wajahnaa Cabdiraxmaan Cirro.
Ciro ayaa sheegay in Madaxweynaha Somaliland uu taleefan u soo diray isla markana kala hadlay colaada taagan.
Waxaa kaloo uu ka hadlay go.an isla qaateen isaga iyo Madaxweynaha ee ku aadan colaada taagan.