Home puntland Dhageyso Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka hadlay Maqaamka Muqdisho iyo cida...

Dhageyso Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka hadlay Maqaamka Muqdisho iyo cida looga fadhiyo,,

0
SHARE

Xildhibaan daahir amiin jeesow oo kamid ah xildhibaanada Dalka Somaliya ayaa ka hadlay maqaamka magaalada Muqdisho,

Jeesow ayaa ka hadlay cida looga danbeeyo in maqaamka muqdisho ee muranka ka taagan iyo waxa dowlada dhankeeda looga fadhiyo,

Waxa uu sheegay in Dastuurka dalka somaliya uu qeexayo maqaamkaasi isla markana loo baahan yahay in dastuurka la dhameestiro.

Waxa uu dhanka kale hadlay xilka laga qaaday Gudoomiyihii hore ee Gobolka banaadir Thaabitm

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Jeesow,

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here