Home hirshabeelle Dhageyso Faafaahinta Sida loo toogtay Taliyaha Degmada Galdogob iyo Cida ka danbeesay..

Dhageyso Faafaahinta Sida loo toogtay Taliyaha Degmada Galdogob iyo Cida ka danbeesay..

0
SHARE

Degmada Buursaalax waxaa lagu toogtay taliyaha Degmada Goldogob ee gobolka mudug ee maamulka Puntlnad.

Taliyaha ayaa waxaa toogtay afar nin oo ka tirsan ciidanka Booliska ee Maamulka Puntland waxana arintaasi ka hadlay Gudoomiyaha Degmada Buur Saalax ee maamulka Puntland Maxamed Saleebaan Diiriye,

Waxa uu dhanka kale sheegay in ciidanka booliska dhexdooda ay dileen taliyaha isagoo intaasi ku diray in la hayo dadkii ka danbeeyay qaarkood,

Sababta ka danbeesay in taliyaha la dilo ayuu dhanka kale ka hadlay Gudoomiyaha iyo halka ay waxmarayaan,

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha,

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here