Home puntland Dhageyso Madaxweyne Xaaf Oo Ka Hadlay Muhiimada Ay Galmudug U Leedahay Dhagax...

Dhageyso Madaxweyne Xaaf Oo Ka Hadlay Muhiimada Ay Galmudug U Leedahay Dhagax Dhigga Dekadda Hobyo

0
SHARE

Madaxweynaha dawladda galmudug axmed ducaale geele xaaf ayaa ka hadlay muhiimada ay reer galmudug u leedahay dhagax dhigga lagu sameeyay dekadda magaala xeebeedka hobyo oo uu dhagax dhigay madaxweynaha jamhuuriyadda soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo

Xaaf ayaa sheegay in dhagax dhigga dekadda hobyo ay tahay guul taariiqi ah oo usoo hooyatay reer galmudug wuxuuna ganacsatada reer galmudug ka dalbaday in ay gacan ka gaystaan dhismaha deakadda hobyo

Halkaan Ka Dhageyso Khudbada Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here