Home Wararka Maanta Qaraxyo kale oo Ka Dhacay Gudaha Xarunta Gobalka Banaadir Iyo Shaqaale Badan...

Qaraxyo kale oo Ka Dhacay Gudaha Xarunta Gobalka Banaadir Iyo Shaqaale Badan oo lasoo Badbaadiyay

0

 Qaraxyo xoogan iyo rasaas oo laga maqlay nawaaxiga Xarunta Gobolka Banaadir

Ugu yaraan sedex Qarax iyo rasaas ayaa laga maqlay nawaaxiga Xarunta Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa 1-aad uu ka dhacay dhabarka dambe ee Xarunta Gobolka.

Labo qarax ayaa sidoo kale laga maqlay inta u dhaxeysa Xarunta Dowladda Hoose iyo Suuuqa Muqdisho Mall.

Shaqaalihii ugu badnaa ee ka howlgalayay xaruunta Gobolka Banaadir oo ay ku jiraan agaasimayaal ayaa laga soo saaray iyaga oo badqaba gudaha xaruunta maamulka Gobolka Banaadir oo daqiiqado kahor la weeraray.

Khasaaro ka dhashay weerarkaas ayaa jira balse ilaa iyo hadda lama helin xogta rasmiga ah ee khasaaraha ka dhashay weerarkaas ku billawday Qaraxa.

 

Ad
Previous articleWAR DEG DEG AH: Qarax Culus oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo Rasaas Xoogan oo Socota
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Xogta Tirada Shabaabka Ah Ee Weerartay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here