Home puntland Sawirro Madaxweyne Farmaajo Oo Dhagax Dhigay Dakadda Hobyo Asagoo Balan Qaaday…

Sawirro Madaxweyne Farmaajo Oo Dhagax Dhigay Dakadda Hobyo Asagoo Balan Qaaday…

0
SHARE

Madaxweynaha soomaaliya maxamed c/laahi farmaajo ayaa maanta dhagay dhigay dakadda magaalada hobyo ka dib booqasho uu halkaasi ku tagay wuxuuna balan qaaday in deg deg loo dhisi doono dakadda hobyo

Dhagax dhigaasi waxaa madaxweynaha soomaaliya ku weheliyay madaxweynaha galmudug axmed ducaale geele xaaf iyo masuuuliyiin kale oo ka tirsan galmudug iyo dawlada dhexe

Hoos Ka Daawo sawirrada

Mudug24 Hobyo

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here