Home puntland Deg Deg Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Magaalada Hobyo Ee Gobalka Mudug

Deg Deg Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Magaalada Hobyo Ee Gobalka Mudug

0
SHARE

Maxamed c/laahi farmaajo madaxwynaha jamhuuriyadda fadaraalka soomaaliya ayaa goordhow ka dagay magaala xeebeedka hobyo ee gobalka mudug waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay madaxweynaha iyo wafdigiisa masuuliyiin ka tirsan dawladda galmudug

Diyaarad siday madaxweynaha oo kasoo kicitintay magaalada cadaado ayaa hada caga dhigatay garoonka diyaaradaha magaalada hobyo halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyay

Madaxweynaha ayaa la hadli doona dadweynaha reer hobyo ee maanta soo dhaweeyay wuxuuna sidoo kale dhagax dhigi doonaan dakadda hobyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here