Home hirshabeelle Dhageyso Xildhibaano Iyo Wasiiro Horudhac U Ah Booqashada Madaxweyne Farmaajo Ee Magaalada...

Dhageyso Xildhibaano Iyo Wasiiro Horudhac U Ah Booqashada Madaxweyne Farmaajo Ee Magaalada Hobyo Oo Halkaasi Gaaray

0
SHARE

Magaala xeebeedka hobyo ee gobalka mudug ayaa maalinimada berito ah oo isniin ah lagu wadaa in uu booqdo madaxweynaha soomaaliya maxamed c/laahi farmaajo iyo wafdi uu horkacayo

waxaa haatan hobyo ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee soo dhaweynta madaxweyne farmaajo iyo wafdigiisa oo uu ka mid yahay madaxweynaha galmudug axmed ducaale geele xaaf madaxa xukuumadda galmudug shiikh maxamed shaakir cali xasan iyo xubno kale

Magaalada hobyo waxaa gaaray xildhibaano ka tirsan baarlamaanka labada aqal ee dalka oo horudhac u ah wafdiga madaxweynaha ee maalinka berito ah halkaasi tagaya

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi Oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Hobyo Gaaray Ayaa Ka Warbixiyay Soo Dhaweynta Madaxweynaha Loogu Sameynayo Hobyo Iyo Sida Loogu Diyaar Garoobay

Halkaan Ka Dhegeyso Codka Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here