Home wararka Dalka Akhriso Warsaxaafafeed Odayasha Galmudug Qaar kood oo Soo saaray War Culus oo...

Akhriso Warsaxaafafeed Odayasha Galmudug Qaar kood oo Soo saaray War Culus oo Xaaf Ka soo Horjeeda, Saameena Kuleh.

0
SHARE

Qaar ka mid ah Odayaasha iyo siyaasiinta Qaar ee ku sugan Magaalada Cadaado ayaa Caawa soo saaray war culus oo Saameen Ku yeelan Kara Heshiiska Iyo Madewga Galmudug.

Warsaxaafadeedka oo La soo gaarsiiyay Xafiiska Warqabadka ee Mudug24.com ee Cadaado ayaa Lagu sheegay in ay Ka soo Hor jeedaan Dhamaan Wixii Heshiis ah oo Dhex-maray Galmudug iyo ahlusunna.

Sidoo Kele waxaa Warqada Ku Qornaa in Madaxweyne Xaaf uusan Imaan Karin Magaalada Cadaado oo Horay U aheed Xarunta KMG ah ee Galmudug.

Halkaan Ka Akhriso.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here