Home Wararka Somaliya Galmudug Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya iyo Galmudug oo Maanta Soo gaaraya Dhuusamareeb

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya iyo Galmudug oo Maanta Soo gaaraya Dhuusamareeb

0

Wufuud kala duwan oo isugu jirta madaxda sare ee Galmudug iyo Senatorada Galmudug laga doorto ayaa lafilayaa in maanta ay soo gaaraan Magaalada Dhuusamareeb.

Ujeedka Wafdigaan Ayaa imaanayay xili uu jiro abaabul balaaran oo looga hortagayo kooxaha taabacsan Ahlusunna ee duulaanka ku ah nidaamka dowladeed ee ka shaqaynaya Guriceel iyo Dhuusamareeb.

Xog Mudug24 ay Helayso Aya Bidhaaminaya in Wafdigaan ay qeyb ka yihiin Xildhibaano ka Tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Madaxda Sare ee Galmudug, waxuuna Safarkooda uu daaranyahay Colaad shalay ka bilaabatay Deegaanka Bohol ee Gobalka Galgaduud.

Ad
Previous articleGoobihii Shalay Lagu dagaalamay oo saaka Degan iyo Cabsi wili jirto
Next articleCiidamada Ahlusuna oo La wareegay Gurceel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here