Home wararka Dalka Dhuusamareeb ” Sare ukac ku yimid Qiimaha Guryaha La deegaameesto.

Dhuusamareeb ” Sare ukac ku yimid Qiimaha Guryaha La deegaameesto.

0
SHARE

Waxaa Sare ukac ku yimid Qiimaha Lagu Dego Guryaha Ku yaala Magaalada dhuusamareeb ee Xarunta u ah Dowlad Gobaleedka Galmudug.

Magaalada Waxaa Ku sii Qul Qulayay Maal mihii La soo dhaafay Wafuud kala duwan oo Ka Qayb gelaya Xaflada Lagu Taageerayo Heshiiska Dowlada Galmudug.

Qiimaha Lagu Kireeyo Guryaha Ayaa sare u kacay Maadaama Dad farabadan ay Halkaasi gaareen.

Waxaa Lagu Kireeyaa Guryaha Qiima Dhan $ 700 oo Dollar iyo 1000$ Dollar Cel celis ahaan.

Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlada Kuwa Maamul Gobaleedyada, Madaxda Galmudug, iyo Odayaal dhaqan ayaana Halkaasi Gaaray Kuwaas oo Loo aaneeyay Sare ukaca Kirada U timid.

Waqtiya Kooban ka dib Waxaa Raja Laga qabaa in Is Bedel kale uu ku yinaado Guryaha Hadii uu soo dhamaado Socdaalka Madaxweynaha iyo Qul qulka siyaasiinta ah.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here