Home Wararka Somaliya Galmudug DEG DEG: Dagaal Goor dhaw ka bilaawday Duleedka dhuusamareeb

DEG DEG: Dagaal Goor dhaw ka bilaawday Duleedka dhuusamareeb

0

Dagaal aad u culus oo u dhaxeeya ciidanka Xoogga iyo Al shabaab ayaa hadda ka socda deeganka Sinadhaqo oo hoostaga magaalada Dhuusamareeb.

Wararka naga soo gaarayo goobta dagaalka ayaa sheegaya in Ciidanka ay weerarayn ceelka Sinadhaqo oo Al-shabab isku aruursaneeysay waxaana hada socda Howl galka Ciidanka oo garab ka helaaya dadka deegaanka.

Waxaa la xaqiijiyay in uu jiro qasaaro xoogan oo soo kala gaaray labadda dhinac.

Ad
Previous articleWasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya oo ka Hadashay Kacdoonka ka dhanka ah Alshabaab (Akhriso)
Next articleAlshabaab oo Laga Saaray Deegaankii ugu Waynaa Ee Maxkamada Gobalada dhexe(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here