Home Wararka Somaliya Galmudug Taliyaha Cusub ee NISA Galnudug oo Dhusamareeb soo Gaaray Tan iyo Markii...

Taliyaha Cusub ee NISA Galnudug oo Dhusamareeb soo Gaaray Tan iyo Markii lamagacaabay(Sawiro)

0

Taliyaha Cusub ee loo soo magacaabay Ciidanka Nabad sugida & Sirdoonka Qaranka Qeybta Galmudg Col. Faisal Ibrahim Anod ayaa soo gaaray Caasimada Galmudug ee Dhuusomareb.

Waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusomareb ku soo dhaweyay Saraakisha Qeybaha, Taliyaha Caasimada Najiib Xirsi Dhoore, Saraakisha kala duwan ee ciidamada qalabka Sida Wasiro, iyo masuulin ka socotay Madaxtooyada.

Taliyaha ayaa Salaan ka qaaday cudubyo Ciidanka Nabad sugida kadibna waxaa loo soo galbiyay Xafiiska Taliska Ciidanka Nisa Ee Galmudug.

 

Ad
Previous articleFaahfaahi:Jeneraal Cabdullahi Xusen Wardheere ( Waran ) oo Saakay lagu Dilay Muqdisho
Next articleKU-Simaha Madaxweynaha DFS oo kormeeray Xafiisyada Villa Hargaysa(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here