Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Sheikh oo Maanta ku wajahan Sacuudiga

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Maanta ku wajahan Sacuudiga

0

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sii jeeda magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, halkaasoo ay uga qeyb galayaan shirka Golaha Badda Cas iyo Gacanka Cadan

Sacuudiga ayaa sanadkii 2020 aas aasay Gole ay ku mideysan yihiin dalalka kulaala Badda Cas iyo Gacanka Cadan oo ay ka mid yihiin Sacuudiga, Masar, Jordan, Eritrea, Yemen, Sudan, Jabuuti iyo Soomaaliya.

Sacuudiga waxuu u tagi doonaa arin la xariirta dib u habeynta iyo Qaabenta Xariirka Arimaha Dibada

Ad
Previous articleBaarlamaanka Galmudug oo Meel mariyay Guddiga Doorashada Galmudug
Next articleBuuq Xoog leh oo Ka taagan Magacaabista Gudoomiyaha Gobalka Banaadir iyo Shir looga soo Jeestay oo la qabtay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here