Home wararka Dalka Sawiro Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo Gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug..

Sawiro Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo Gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug..

0

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi waare ayaa Goor dhaw Gaaray Xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb.

Wafdiga Madaxweynaha Hirshabeelle, Waxaa soo dhaweeyay Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Shaakir Cali Xasan.

Waxaa si Weyn usoo dhaweeyay shacab Kala duwan Waxaana La buux dhaafiyay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada dhuusamareeb.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here