Home Wararka Maanta Madaxda Maamul Gobaleedyada oo Nasiino ku qaatay Xeebta Liido (Sawiro)

Madaxda Maamul Gobaleedyada oo Nasiino ku qaatay Xeebta Liido (Sawiro)

0

Madaxda Dowlad Gobaleedyada dalka iyo Gudoomiye Cumar Finish oo wehlinayo Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Kulan sagootin ah Loogu sameeyay Muqdisho.

Kulankaan sagootinta ah ayaa ka dhacay Xeebta Liido, waxaana Loo sameeyay Madaxdii Dowlad Gobaleedyada ee saxiixay Heshiiskii Doorashada iyo R/W Rooble.

Kulanka ka dib ayay Waqti la qaateen Bulshadii ku sugneed Xeebta Liido, waxaana La filayaa inay dib ugu laabtaan Xarumahooda DG.

Ad
Previous articleXoghayaha Guud ee QM oo war ka soo saaray Heshiiskii Doorasho ee Shalay La gaaray.
Next articleAfhayeenka Musharaxiinta oo Saxaafada La hadlaya Goor dhaw

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here