Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo Kuwa Gor Gor oo...

War Deg Deg ah: Ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo Kuwa Gor Gor oo Si Rasmi ah ula Wareegay Magaalada Caad

0

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa degaanka ayaa galabta la wareegay Degaanka Caad ee koonfurta Mudug.

Ciidamada Dowlada oo Galabtay la waregay Magalada Caad Taas oo Ahayd Saldhigii ugu Waynaa ee koonfurta Gobalka mudug Taas oo Alshabaab isku Dayeen inay Mudo Difaacdaan.

Alshabaab ayaana Guud ahaan Dadkii Deeganka Magaalada Caad kasaaray Magaladaas ayagoo u ka Xaystay Magaaalooyin kale oo ay Maamulaan.

Wax Dagaal ah kama Dhicin Magaalada Caad Alshabaab ayaana Isaga Baxay Kadib Duqaymo Culus oo Lagu Garaacay Labadii Maalin ee Udanbaysay.

Alshabaab ayaana Minooyin ku Aaday Wadooyinka Soo Gala Magaalada Caad Taas oo Ciidamada Gorgor ku Guulaysteen inay Kasaaraan Kahor inta Aysan Galin Gudaha Magaalada.

Alshabaab ayaana Gaaray Deeganada Dumaaye iyo Dabagala kuwaas oo ku Dhow Magaalada Jowla sida Muuqata Mahaystaan Magaalo kale oo Ay Alshabaab ku Dagaalami karaan Taas oo ku Taala Koongurta Gobalka Mudug.

Ad
Previous articleWararkii ugu Danbeeyey Soomaaliya oo qaaday tallaabo diblomaasiyadeed culus kadib damacii Abiy Axmed
Next articleMareykanka oo war ka soo saaray heshiiskii is-afgarad ee lagu gaaray Addis Ababa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here