Home wararka Dalka War Deg Deg ah Madaxweynaha Somaliya Farmaajo oo Gaaray Magaalada Cadaado..

War Deg Deg ah Madaxweynaha Somaliya Farmaajo oo Gaaray Magaalada Cadaado..

0

Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa goor dhow gaaray Magaalada Cadaado.

Wafdiga ayaa maray Deegaano kale oo u dhaxeeya Cadaado ilaa Gaalkacyo waxaana halkaasi kula kulmeen Qeebaha kala duwan ee Bulshada.

Madaxweynaha ayaa la filayaa in uu Caawa Seexdo magaalada Cadaado halkaasi oo ay ka socoto qaban qaabada xaflad halkaasi ka dhaceysa.

Lasoco wixii ku soo kordha

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here