Home Wararka Somaliya Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Deni uu xalay ka jeediyay Garoowe uguna hadlay siro...

Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Deni uu xalay ka jeediyay Garoowe uguna hadlay siro badan

0

Madaxweynaha Maamulka Puntlaand Saciid Cabdullaahi Dani, ayaa si qoto dheer kaga hadlay xaaladihii ay soo wada mareen wada hadaladii dhaxmaray asaga iyo Madaxweynaha waqtiga ka idlaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Dani, ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uu u sheegay in uu heesto ciidan diyaar u ahay waxna aysan dhacayn.

Waxaa uu sheegay in uu dhowr jeer uu ka xumaaday in uu la kulmay dadka Muqdisho kunool, wuuna u sheegay in uu heysto dadkaas.

Dani, Ayaa yiri “Maxaa dhacay Waa la gaaray 8Febaury aaway darbiyadii laga soo daadanayay ayuu i weydiiyay.

Madaxweynaha ayaa si kulul ugu eedeeyay Farmaajo in uu doonaayo burburka Magaalada Muqdisho.

“Ciidamada Gorgor Haramacad ee la sheego waxa ay ka dagaalameen Dhuusamareeb, Gedo iyo Daljirka daahsoon, lamana tagi karo Huriwaa iyo Afgooye” Ayuu yiri Madaxweyne Deni.

Ad
Previous articleDowlada Somaliya oo baaq cusub u dirtay Maamulada Puntland iyo Jubbaland
Next articleMadaxweynaha Puntland Deni oo la kulmay wakiilo ka socda beesha Caalamk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here