Home wararka Dalka Sawiro Xildhibaano Iyo Wasiiro ka tisan dowlada Somaliya oo Gaaray Caasimada Galmudug...

Sawiro Xildhibaano Iyo Wasiiro ka tisan dowlada Somaliya oo Gaaray Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb..

0
SHARE

Waxaa Goor dhow Gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug wafdi Isugu jiro Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka.

Xildhibaanada gaaray Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka mid ah Senator Jawaahir Axmed, Ahmed Macalin Fiqi,  Abdixakiin Macalin.

Waxaa sidoo kale Wafdiga Dhuusamareeb ka tagay ka mid ah Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdullaahi Wehliye.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ayaa kusoo dhaweeyay Garoonka Magaalada Dhuusamareeb.

Halkaan Ka Daawo Sawirada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here