200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Warbixin ” Farmaajo Muxuu Ku Mutaystay In Galmudug Lagu Soo Dhoweeyo | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Warbixin ” Farmaajo Muxuu Ku Mutaystay In Galmudug Lagu Soo Dhoweeyo

Farmaajo Muxuu Ku Mutaystay In Galmudug Lagu Soo Dhoweeyo

Waxaan maalmahan Baraha Warbaahinta Bulshada ka arkaynay Farmaajo oo soo dhowayn aan caadi ahayn loogu sameeyey deegaanada Puntland taas oo lagu fasiri karo in lagu abaal marinayey tacadigii iyo Xasuuqii uu u geystay Beesha Habargidir.

Waxaase iswaydiin sababta keentay in siyaasiyiin iyo madaxda reer Galmudug ay deegaanka ku qulqulaan si ay u soo dhoweeyaan Farmaajo.

Farmaajo wuxuu booqashadiisa u qosheeyey Puntland. Galmudug waxay u tahay lama huraan lugta sii mari ah. Wuxuu ku degey Waqooyiga Gaalkacyo, halkaas ayaa loogu yeeray
Madaxdii Galmudug, Xaaf, Qaybdiid, Cweli Gorod, Wasiirkii Arrimaha Gudaha. Sawirada dadka soo dhowaynaya ay wateen waa Gaas iyo Farmaajo, Calanka Puntland ayaa la daba taagan yahay. Waxaa kaloo is wayndiin mudan Farmaajo u qabtay reer Galmudug oo aan ka ahayn:-

1- In uu isku dayey inuu afganbiyo maamulka Xaaf hogaamiye ee Galmudug isaga oo adeegsanaya kooxo u dhashay deegaanka oo calooshood u shaqeystayaal ah.

2- In Dadkoodi ku xasuuqay Bariire ka dibna yiri waa argagixiso ilaa maantana uusan diyadoodii bixin.

3- Ma in uu weeraray Hoyga Siyaasi Cabdiraxman Cabdishakuur iskuna dayay khaarijintiisa, isaga oo laayaya dhamaan ilaaaladiis kuna aasay Kabahood ayaga oo loo diiday in eheladoodii la tuso.

4- Mise waxa uu ku muteystay amarkii uu ku baxshay in loo dhaco guruga Senotor Cabdi Qaybdiid, suuligana loogu dhaco Xaaskiisa, taasoo ah xadgudub iyo xaqiraad aan geed loogu ganbado laheyn.

Gafafkaas iyo kuwa kale oo badan ayay ree Galmudug ka tabanayaan Farmaajo inta yar oo aan sanadka dhamayn ee uu xilka haayay.

Hadaba madaxda maamulka Galmudug iyo siyaasiyiinta isku sii maqiiqaya soo dhowaynta Farmaajo uga jawaabayaan su’aalaha kore. Maxay u sheegayaan taageerayashaa iyo shacabka reer Galmudug ee lagu yaqaano gobonimada, sharafta iyo cisiga dadnimo. Jawaabta sow maaha
Waa sharaf disheen dadkiina Soomaalina waxay horey u tiri
“NIN KU DILAY HOOS KUMA JIIDO”

Cali Aadan Muumin
Amsterdaam

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Madaxweyne farmaajo oo Booqday Xerada qeybta 21-aad ee Ciidanka Xooga Dalka ee Dhuusamareeb
- Jan 18, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday Xerada taliska qeybta 21-aad ...
Wakiila Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Gaaray Cadaado.
- Jan 18, 2018
Magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimadda maamulka Galmudug waxaa maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ...
Dhuusamareeb ” Sare ukac ku yimid Qiimaha Guryaha La deegaameesto.
- Jan 18, 2018
Waxaa Sare ukac ku yimid Qiimaha Lagu Dego Guryaha Ku yaala Magaalada dhuusamareeb ee ...
Xildhibaano Labada Aqal Ka Tirsan iyo Odayaal Wili Ku shiraya Cadaado Ka Hor Munaasabada Dhuusa-mareeb
- Jan 18, 2018
Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud aya Waxaa ka socda kulamo la’isku mari la’yahay oo ...
Wafdi Ka socda Beesha Caalamka oo Maanta Ku Wajahan Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb
- Jan 18, 2018
Waxaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug Ku wajahan Masuuliyiin Ka socota Beesha Caalamka. Ujeedka ...
Kulan Lagu Taageerayo Heshiiskii Galmudug oo Maanta ka dhacaya Dhuusamareeb.
- Jan 18, 2018
Sida uu qorshaha yahay magaalada Dhuusa-mareeb waxaa maanta lagu wadaa in uu ka dhaco ...
Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Puntland oo lagu dhaawacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo..
- Jan 17, 2018
Kooxo hubeysan ayaa Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Xaafadda Saalama ku weeraray Sarkaal ka ...
Dhageyso Maamulka Puntland oo Ciidan Geeyay Deegaanka Tukaraq oo Xiisad ka Jirto Maalmahan..
- Jan 17, 2018
Xiisad dagaal oo u dhaxeysa Maamulada Puntland iyo Soomaaliland ayaa ka taagan gobolka Sool ...
Sawiro Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Gaaray Magaalada Dhuusamareeb..
- Jan 17, 2018
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa gaaray  Caasimadda Maamulka Galmudg Ee ...
War Deg Deg Ah Toogasho Ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug Goor Dhow..
- Jan 17, 2018
Askari ka tirsan Ciidamada Amaanka ee dhuusamareeb ayaa goor dhaw Toogasho Ku dilay Ruux ...
Dhageyso Khudbadihii ay Jeediyeen Madaxweyen Farmaajo, Xaaf iyo Shiikh Shaakir Markii ay gaareen Dhuusomareeb..
- Jan 17, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ...
Madaxweyne Gaas oo Goor dhaw Gaaray Magaalada Dhuusamareeb, iyo Shariif Xasan oo Ku soo wajahan.
- Jan 17, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Goor dhaw soo Gaaray Magaalada dhuusamareeb ee ...
Sawiro Dheeraad ah socdaalka Madaxweyne Farmaajo uu ku gaaray Magaalada Dhuusomareeb..
- Jan 17, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ...
Madaxda Jubbaland iyo Puntland oo Aan ka Qeyb galeen Shirka Heshiiska Madaxda Galmudug (Akhriso)
- Jan 17, 2018
Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Maamulka Jubaland ayaa ku dhawaaqay inuu ka baaqanayo ...
Madaxweyne Farmaajo oo Xalay La Kulmay Hogaanka Maamulka Galmudug.
- Jan 17, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xalay Magaalada Dhuusamareeb Kula kulmay Hogaanka Maamulka ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: