Home puntland Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Xaaf uu ka jeediyay Soo Dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee...

Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Xaaf uu ka jeediyay Soo Dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee Galmudug..

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Khudbad ka jeediyay Soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee Gaalkacyo.

Xaaf ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo ku feecnaa in Hoy laga siiyo Gaalkacyo si marka uu Duqoobo uu waqtigiisa ku qaato.

Madaxweyne Xaaf ayaa dhanka kale sheegay in Farmaajo ka doonayaan furitaanka Wadada Hobyo iyo Gaalkacyo.

Waxa uu intaasi ku daray in Hobyo tagidoonaan isla markana ka codsaday Farmaajo si dhismaha loo dhagax dhigo.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Xaaf..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here