Home galmudug Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo uu u jeediyay Shacabka Galmudug ee Gaalkacyo isagoo...

Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo uu u jeediyay Shacabka Galmudug ee Gaalkacyo isagoo u sheegay,,

0
SHARE

Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Mudug gaar ahaan dhanka Galmudug,

Farmaajo ayaa soo dhaweyn kadib waxa uu khudbad u jeediyay shacabka Galmudug ee Gaalkacyo oo soo dhaweyn balaaran u sameeyay,

farmaajo ayaa ugu horeyn shacabka u jeediyay sida wanaagsan ay u soo dhaweeyeen waxana uu dhanka kale u sameeyay balan qaadyo.

Madaxweynaha ayaa ka hadlay dhoor arimood oo ku aadan xaalada xiligan taagan iyo waxa looga baahanyahay shacabka,

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Farmaajo,

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here