Home hirshabeelle Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo oo Dhameestiran taasi uu ka jeediyay Soo Dhaweyntiisa...

Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo oo Dhameestiran taasi uu ka jeediyay Soo Dhaweyntiisa Galmudug Gaalkacyo..

0
SHARE

Madaxweynaha Dowlada Somaliya ayaa maanta soo gaaray Magaalada Gaalkacyo dhanka Galmudug.

Farmaajo iyo Golahiisa Wasiirada ayaa soo dhaweyn kadib waxaa loo galbiyay dhanka Madaxtooyada waxaana intaasi kadib uu jeediyay Khubad dheer.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Shacabka Galmudug ay yihiin wadaniyiin isla markana ugu mahadcelinayo wax walbo.

Waxa uu sameeyay Balan qaad badan oo ku aadan dhanka dhismaha iyo Hormarka.

Halkan Hoose ka Dhageyso Khudbadii Farmaajo.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here