Home Wararka Maanta Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee...

Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Qadar

0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Qatar, isaga oo halkaas ay ku soo dhoweeyeen Danjireheenna Dalka Qatar Mudane Cabdirisaaq Faarax Cali Taano iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala Safaaradda.

Wasiirka oo hadal ka jeediyey Safaaradda ayaa kula dardaarmay diblomaasiyiinta ka hawlgala Safaaradda in ay dadaal dheeriya ku bixiyaan u adeegidda shacabka Soomaaliyeed iyo ilaalinta danaha, sumcadda iyo sharafka dalkeenna oo ah waajibka qaran ee loo igmaday

Ad
Previous articleDhageyso Ra’isul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Cumar C rashiid 4 sana ka dib Muqdisho ku soo laabtay ayaa weerar ku qaaday Farmaajo
Next articleMadaxweynaha Ruusha oo si kulul uga hadlay Dagaalada ay Soomaaliya ka wadaan Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here