Home wararka Dalka Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Masuuliyiin kale oo gaaray Gaalkacyo kuna hoyday..

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Masuuliyiin kale oo gaaray Gaalkacyo kuna hoyday..

0
SHARE

Waxaa magaalada Gaallkacyo gaaray Asiirka Arimaha Gudaha Dowlada Federaalka Somaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo General Cabdi Xasan Cawalle Qeybdiid.

Masuuliyiinta Dowlada ayaa magaalada u gaaray soo dhaweynta Wafdi Madaxweynaha Somaliya oo la filayo in ay soo gaaraan Gaalkacyo maanta.

Xubnahan ayaa xalay ku hoyday Magaalada Gaalkacyo waxaana maanta ka qeyb qaadanayaan soo dhaweynta Wafdiga Madaxweynaha.

Wixii ku soo kordha lasoco

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here