Home wararka Dalka War Deg Deg Ah Madaxweynaha Somaliya Farmaajo oo Gaalkacyo soo gaaray Goor...

War Deg Deg Ah Madaxweynaha Somaliya Farmaajo oo Gaalkacyo soo gaaray Goor Dhow..

0
SHARE

Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa kasoo dagay Garoonka Gaalkacyo waxaana soo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug iyo Xubnaha Maamulka mudug ee Puntland iyo Galmudug.

Wafdiga ayaa loo galbiyay dhanka Magaalada waxaana soo Dhaweyntooda ka qeyb qaatay shacabka Magaalada ee labada dhinac.

Madaxweynaha Somaliya ayaa la filayaa in ay u gudbaan dhanka Magaalada Cadaado halkaasi oo qaban qaabo kasocoto.

Khudbada Madaxweynaha iyo Madaxda Kale lasoco goor dhow.

Mudug24 Gaalkacyo

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here