Home galmudug Wada Hadal Lagu Doonayo Sii deynta Xaliima Yarey oo Dhuusamareeb Ka...

Wada Hadal Lagu Doonayo Sii deynta Xaliima Yarey oo Dhuusamareeb Ka socota.

1
SHARE

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo yarey” ayaa wali ku xeran  magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobalka Galgaduud ee Soomaaliya.

Xaliimo yarey oo lahadashay  Qaar Ka mid ah Warbaahinta ayaa sheegtay in wali ay xerantahay oo xabsi guri ay ku jirto, ayada iyo xubno lasocday, waxaana hada socda waan waan lagu doonaya in lagu soo daayo Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo yarey”.

Siyaasiinta iyo Dhaqanka Dhuusamareeb ayaa Wada Qorshe lagu sii deenayo Xaliima Yaray.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here