Home wararka Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Imaanaya Galkacayo.

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Imaanaya Galkacayo.

0
SHARE

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo ayaa Maanta Booqanaya Magaalada Galkacayo ee Gobalka Mudug.

Safarka Madaxweynaha ayaa Yimid xili Socdaal Todobaad Qaatay uu Ku kala Bixiyay Deegaanada Maamulka Puntland.

Shacabka Gaalkacayo oo Kaa shanaya Madaxda Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa u diyar Garoobay Soo dhweynta Madaxweyne Farmaajo.

la soco Faah faahinta.

 

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here