Home galmudug Madaxa Xukuumada Galmudug Oo Raali Gelin Siiyay Xaliimo Yarey Ka dib Xarigii...

Madaxa Xukuumada Galmudug Oo Raali Gelin Siiyay Xaliimo Yarey Ka dib Xarigii Loo Gaystay {Sawiro}

0
SHARE

Madaxa xukuumada Galmudug Shiikh Axmed Shaakir Cali Xasan Ayaa Raali Gelin Ka bixiyay Xarigii Shalay Loo Gaystay Gudoomiyihii Guddiga Doorashooyinka Dalka Xaliimo Yaray.

Shiikh Axmed Shaakir, iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Galmudug ayaa Ku Booqday Guriga ay Dhuusamareeb Ka degan tahay Xaliima Ismaaciil, Ka dib Markii La siiyaay.

Waxuuna Sheegay Shiikha in uu Ka bixinayo Raali Gelin Buuxda, oo Ku Aadan Xad Gudubka Lagu sameeyay.

Gudoomiye Xaliima Yaray ayaa Safaro ku Kala Bixisay Goballada Sh/Hoose, Sh/dhaxe, Bay iyo Bakool, iyo Galgaduud.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here