Home wararka Dalka Maamulka Degmada Kaaraan oo Soo Bandhigay Ruux Dadka Ku dhici Jiray Alwaax...

Maamulka Degmada Kaaraan oo Soo Bandhigay Ruux Dadka Ku dhici Jiray Alwaax (Sawiro)

0
SHARE

Maamulka Degmada Kaaraan ayaaa Xalay Gacanta Kusoo Dhigay Tuugii Ugu Weynaa Muqdisho Kaas oo qaab Xayladeesan Ku dhici Jiray Mobile-lada.

Ruuxaan La soo qabtay ayaa ahaa Wiil dhalinyara ah Kaas oo dadka ku dhici Jiray Alwaax Lagu dhajiyay Sharooto Madoow oo Loo ekaysiiyay Qoray.

Qoraga ayaa ahaa Beenaad Kasameysan Alwaax Iyo biro La Isku Kab kabay Loona Ekeysiiyey Qori Waxaana Maanta Soo Bandhigay Gudoomiyaha Degmada Kaaraan.

Gudoomiyaha Degmada Kaaraan Cabdi Fitaax Cali Nuur Yaanyo ayaa sheegay in sharciga La Hor geeyn Doono Ruuxaan, sidoo kale Lagu Raad Joogo dadka dhaca Ka Gayta Kaaraan.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here