Home wararka Dalka Ciidamada Kumaan-dooska,, Waxaan Bur burinay Saldhig Alshabaab.

Ciidamada Kumaan-dooska,, Waxaan Bur burinay Saldhig Alshabaab.

1
SHARE

War Qoraal ah oo Ka soo baxay Ciidamada kumaandooska soomaaliya ee Danab ayaa Lagu xaqiijiyay In ay bur buriyeen xaruntii ugu weyneed Al-shabaab ay ku lahaayeen Gobolka shabellaha hoose halkaas oo inta badan laga soo mleegi jiray weerarada iyo qarxayada ay ku dhibateeyaan shacabka.

Wxaa la bur buriyay baro kontorool oo ay Al Shabaab ku lahaayeen Degaanka leego ee Gobolka shabellaha hoose ka dib howlgal halkaasi ay ka sameeyeen ciidamada Danab Ee Kumaandooska Somaliya.

G/sare Ahmed Cabdullahi sheikh Taliyaha ciidamada howlglka sameeyay Oo la hadlay idaacad ku hadasha afka ciidamada qalabka sida ayaa Sheegay in howlgal Gaar ah ay ka fuliyeen degaanka leego ay ku bur buriyeen fariisimo Al-shabaab ay ku lahayeen gobolkaas.

1 COMMENT

  1. SALDHIGYADA ALSHABABKA LAGA CAAWIYO IYANA WAA IN LASOO XIRAA WAXAANA DABCAN KA MID AH XERADA XALANE IYO XAFIISKA MICHEAL KAETING

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here