Home wararka Dalka War Deg Deg Ah Ciidanka Galmudug oo Xabsiga dhigay Agaasimaha Radio Codkamudug..

War Deg Deg Ah Ciidanka Galmudug oo Xabsiga dhigay Agaasimaha Radio Codkamudug..

0
SHARE

War hada nasoo gaaraya ayaa sheegaya in Xibsiga la dhigay Agaasimaha Radio Codkamudug oo kamid aha warbaahinta Gudaha laga dhageesto.

Xariga wariyaha ayaa yimid kadib markii idaacada baahisay warar ku aadan banaanbax ka dhacay Gaalkacyo oo looga soo horjeedo madaxweyne Farmaajo.

Dhanka kale Ciidanka Puntland ayaa raadinaya Wariye Cabdalle Mahamed Cabdulle oo dhankiisa lagu heesto baahinta warkaasi.

Agaasimaha Radio Hayaan ee Gaalkacyo Siraaji yuusuf Sugaal ayaa dhankiisa xaqiijiyay  Hanad Cabdi Faarax ee maanta loo geestay.

Ciidanka Galmudug ayaa bilaabay la xisaabtanka wariyaasha Gobolka Mudug ee ku aadan baahinta wararka been abuurka.

Ugu danbeyn lama oga sababta loo xiray wariyaha madama warkii shalay ee Banaanbaxa uu ahaa mid xaqiiq ah isla markana muuqaal laga soo duubay dhacdadaasi lasoo galshay warbaahinta

Wixii ku soo kordha lasoco

Mudug24 Gaalkacyo

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here