Home Wararka Somaliya Banaanbax Roob doon ah oo Cadaado Lagu qabtay (Sawiro)

Banaanbax Roob doon ah oo Cadaado Lagu qabtay (Sawiro)

0

Magaalada Cadaado waxaa Maanta Lagu qabtay isu soobax roobdoon ah, waxaana ka qeybgalay Qeybaha Kala duwan ee Bulshada.

Fagaara ku yaala Cadaado ayaana Lagu Dukaday Salaada Waxaana Alle Looga Baryay inuu Dadka soo qaboojiyo, maadaama uu Kuleel darn jiray.

Sidoo kale waxaa Alle Laga Tuugay inuu dadka Soomaaliyeed ee siyaasiinta ah Alle isku soo dhaweeyo.

 

Ad
Previous articleismaaciil Cumar Geelle oo Markii 5aad Loo Doortay Madaxweynaha Dalka Jabuuti
Next articleSheekh shariif Sheekh Axmed oo Hambalyo udiray Madaxweynaha Jabuuti

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here