Home galmudug Deg Deg Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo Dhuusamareeb Lagu Xiray.

Deg Deg Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo Dhuusamareeb Lagu Xiray.

2
SHARE

Sida  ay xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu ku sugan Magaalada Dhuusamareeb Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Yarey iyo illaa 10 shaqaale ah ayaa ku jira xabsi Ku yaala Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug.

Guddiga oo ujeedkiisa ahaa wacyi-gelin la xirirta doorashada ayaa ku sugan magaalooyin ay ka mid yihin Cadaado, Cabdud-waaq, Guri-ceel iyo meelo kale, waxaana la sheegayaa in Xalimo Yarey iyo saraakiil kale loo diiday in ay dib ugu noqdaan Guri-ceel si ay u aadaan Galkacyo kadibna Garoowe.

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka waxa sanadki hore shaqadan u diray baarlamaanka Soomaaliya.

2 COMMENTS

  1. SHAAKIR (DHUUSAMAREEB) XABASHI AYAA OOGU DUUGAN IN LAGA ARKANA! MA UU DOONAAYO?

    RUNTII KHATAR AYAA KU GEDAAMAN (DHUUSA-MAREEB IYO GURICEEL) SALDHIGA WEYN EE CIIDAMADA ITOOBIYA AY KULEEYIHIIN LABADAAS MAGAALO IYO SIDA SHACABKA LOOGU QARINAAYA ARRINTAASI WAA WAX KALA FOG??

    SHAAKIR WAA NIN AY ITOOBIYA “MAXAABIIS AHAAN U HAYSATO” WAX GACANTIISA KUJIRAANE MAJIRAAN EE HALAGA DIGTOONAADO SHIRQOOLKA (XABASHI AY KAWADO G/GADUUD??

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here