Home Wararka Maanta Madaxweyne farmaajo oo Gaaray Wasaarada Gaashaandhiga(Sawiro)

Madaxweyne farmaajo oo Gaaray Wasaarada Gaashaandhiga(Sawiro)

0

Madaxweynaha a Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray Wasaaradda Gaashaandhigga oo ay mar dhow ka bilaabatay Munaasabadda Xuska 62 guurada ka soo wareegtay aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Farmaajo iyo taliyaal katirsan ciidanka dowladda iyo masuuliyiin kale ayaa ku sugan xarunta Wasaaradda gaashaandhigga halkaas ay ka socoto munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu xusayo aasaaska ciidanka xoogga Soomaaliyeed.

Waddooyinka magaalada Muqdisho intooda badan ayaa saakay xiran, waxaana si weyn loo adkeeyay ammaanka magaalada inta ay socoto munaasabada xuska aasaaska ciidanka xoogga Soomaaliyeed oo ka socota Wasaaradda gaashaandhigga.

Ad
Previous articleWadooyinka Magaalada Muqdisho oo qaarkood Xiran, Xili Dabaaldagyo Socdaan (Sawiro)
Next articleFarmaajo oo wadahadal Xasaasi ah Layeeshay Guterres Xili Xasaasi ahna kusoo aaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here