Home galmudug Golaha Iskaashiga Dowlad Gobaleedyada oo Ka Soo Hor jeestay in Dib Loo...

Golaha Iskaashiga Dowlad Gobaleedyada oo Ka Soo Hor jeestay in Dib Loo dhigo Doorashada Xildhibaanada Wili Harsan {Akhriso}

0
SHARE

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa
war-murtiyeed ay soo saareen waxaa ay uga soo
horjeesteen go’aan ay Maxkamadda sare ee
dalka dib ugu dhigtay doorashada Kuraasta ka
banaan golaha shacabka Soomaaliya.

Waxaana Golaha iskaashiga ku doodayaan in
doorashada kuraastaas la siyaasadeeyay iyaga
oo Guddiga doorashada madaxabanaan ugu
baaqay in doorashadaas ay qabtaan.
Kuraastaas waxaa ka mid ah Taliyihii hore
ee NISA Cabdullahi Maxamed Cali Sambaloolshe
oo laga soo doortay Hirshabeelle iyo Kursigii
Wasiirkii howlaha guud Cabaas Sheekh Siraaji oo
isna laga soo doortay Jubaland.

Halkaan Ka Akhriso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here